Waa kuwan qaar ka mid ah khataraha dabiiciga ah/masiibooyinka amaanka ah kuwaas oo lagu fasiray Soomaali. Waaxda Dab-demiska iyo Adeegyada Degdega ah ayaa (Department of Fire and Emergency Services - DFES) waxay soo saartay macluumaadkaan si ay kaaga caawiyaan inaad fahamto muhiimada amniga iyo sida si amaan ah aad wax ugu qabsan karto.

Waxaad u baahan tahay inaad fahanto Nidaamka Digniinta Dabka ka kaca duurka (Bushfire Warning System) ka hor inta aanu dabku khatar gelin gurigaaga. Wax ka ogoow waxa looga jeedo sadexda heer ee digniinaha kala duwan iyo ficilada aad qaadi karto si amnigaagu u sugnaado.

Published:
September 18, 2024